Deeq A. Posted December 28, 2019 (SLT-Hargeysa)-Dawladda Maraykanka ayaa la filayaa inay wefti sare u soo dirto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku dhiirigelin doona in meesha laga saaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka. Source Share this post Link to post Share on other sites