Sign in to follow this  
Deeq A.

Tuulax oo ka warbixiyey ammaanka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee maamulka gobolka Banaadir oo u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in sanadkaan sii dhamaanaya laga gaaray horumaro ballaaran.

Maxamed Cabdullaahi Maxamwd (Tuulax) ayaa sheegay in degma kasta looga baahan yahay inay sare u qaado horumarinta amniga iyo bilic soo celinta Caasimada.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka, si looga hortago falalka liddiga ku ah nabad gelyada.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ttt.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this