Deeq A. Posted December 28, 2019 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee maamulka gobolka Banaadir oo u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in sanadkaan sii dhamaanaya laga gaaray horumaro ballaaran. Maxamed Cabdullaahi Maxamwd (Tuulax) ayaa sheegay in degma kasta looga baahan yahay inay sare u qaado horumarinta amniga iyo bilic soo celinta Caasimada. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay la shaqeeyaan laamaha ammaanka, si looga hortago falalka liddiga ku ah nabad gelyada. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ttt.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites