Deeq A. Posted December 27, 2019 Baydhabo (SMN) – Ciidamadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ka sameeyay degaano kala duwan. Mas’uuliyiinta amniga ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqyadan ay yihiin kuwa lagu xaqiijinayo ammaanka degaanadda dowlad goboleedka. Saraakiisha ayaa tilmaamay in talaabadan cusub ay daaran tahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa meelaha ay wali haysato. Howlgaladan ayaa la qaadey ka gedaal markii kulamo looga arrin-saday qaabka loo fulinayo ay yeesheen saraakiisha ciidamadda xoogga. View the full article Share this post Link to post Share on other sites