Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhaqdhaqaaq ciidan oo ka bilowday Koonfur Galbeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (SMN) – Ciidamadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ka sameeyay degaano kala duwan.

Mas’uuliyiinta amniga ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqyadan ay yihiin kuwa lagu xaqiijinayo ammaanka degaanadda dowlad goboleedka.

Saraakiisha ayaa tilmaamay in talaabadan cusub ay daaran tahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa meelaha ay wali haysato.

Howlgaladan ayaa la qaadey ka gedaal markii kulamo looga arrin-saday qaabka loo fulinayo ay yeesheen saraakiisha ciidamadda xoogga.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this