Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo eedeyn u jeedisay DF Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Maamul goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya in ay caqabad ku tahay horumarka waxbarashada maamulkaas.

Jaamac Dabraani, afhayeenka Puntland, oo warbaahinta la hadlay, ayaa sidoo kale sheegay in xukuumadda federaalka ardayda maamulkaas u diiday shahaadaha.

Sidda laga soo xigtay Dabraani, waxaa jira arday u xayiran shahaada oo ku sugan magaalooyinka kala ah ee Muqdisho iyo Garowe.

Dhinaca kale, marka laga soo tago eedeynta Puntland, ma jiraan wax jawaab ah oo ku saabsan eedeymahaan oo kasoo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this