Deeq A. Posted December 26, 2019 Muqdisho (SMN) – Gudoonka Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ammaan balaaran u jeediyay Xildhibaanada. Mahad Cabdalla Cawad, gudoomiye ku xigeenka labaadee Aqalka Hoose, ayaa sheegay in mudaneyaasha aysan saameyn ku lahayn siyaasadda. Mr Cawad oo warbaahinta la hadlay ayaa daboolka ka qaadey marka ay timaado ansixinta sharciyadda ay Xildhibaanadu isku aragti ka yihiin. Shalay ayay ahayd markii Xildhibaanadda ay ansixiyeen laba xeer oo muhiim ah, kuwaasoo ku saabsan Maaliyadda wadanka iyo warshadaha. View the full article Share this post Link to post Share on other sites