Sign in to follow this  
Deeq A.

Masaajidka Soomaalida Ee St. Paul Ee Dalka Maraykanka Oo La Weeraray

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Saint Paul)- Masjid ku yaalla magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa waxaa sabtidii 21-ka December weeraray nin caddaan ah, sida ay sheegeen maamulka.

20191226_140725.jpg

Ilaalada iyo maamulka Masjidka Darul-Imaan ayaa sheegay in xilli aroor hore ah uu Masjidka soo galay qof caddaan ah kadibna darbiyadiisa uu ku qorey hadalo naceyb ah. Waxay sidoo kale sheegeen inuu burbur u gaystay xafiisyada Masjidka.

Booliska ayaa markii uu soo gaarey Masjidka waxaa ay baaritaano ku sameeyeen ciddii ka dambeysay hadallada u muuqdo naceyb ee lagu qoray darbiyada Masjidka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this