Deeq A. Posted December 26, 2019 Muqdisho (SMN) – Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa shir gudoomiyay shirkii asbuuclaha ahaa ee maamulka Sare. Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay gudoomiyeyaasha degmooyinka hoos-yimaada goblka Banaadir. Sidda lagu sheegay qoraal kasoo baxay Gobolka Banaadir, shirka ayaa todobaadkan diiradda lagu saarey ammaanka, nadaafadda, bilic soo celinta iyo sarre u qaadida dowlada hosoe ee Xamar. Cumar Filish ayaa ku booriyey gudoomiyeyaasha degmooyinka in ay dardargeliyaan qorsheyaasha hor-tabinta leh ee horyaala maamulkiisa si adeega loogu daweeyo dadweynaha. Hoos ka daawo sawiradda kulanka View the full article Share this post Link to post Share on other sites