Sign in to follow this  
Deeq A.

Cumar Filish oo fariin u diray maamulada degmooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa shir gudoomiyay shirkii asbuuclaha ahaa ee maamulka Sare.

Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay gudoomiyeyaasha degmooyinka hoos-yimaada goblka Banaadir.

Sidda lagu sheegay qoraal kasoo baxay Gobolka Banaadir, shirka ayaa todobaadkan diiradda lagu saarey ammaanka, nadaafadda, bilic soo celinta iyo sarre u qaadida dowlada hosoe ee Xamar.

Cumar Filish ayaa ku booriyey gudoomiyeyaasha degmooyinka in ay dardargeliyaan qorsheyaasha hor-tabinta leh ee horyaala maamulkiisa si adeega loogu daweeyo dadweynaha.

Hoos ka daawo sawiradda kulanka

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, smiling

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this