Sign in to follow this  
Deeq A.

Koonfur Galbeed oo beenisay warar laga faafiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed ayaa beeniyay wararka sheegaya in xisbiga dhexe ee Baydhabo lagu jir-dilo maxaabiista.

Maxamed Xuseen Xasan oo been abuur ku tilmaamay wararkaas ayaa shaaca ka qaadey in maxaabiista ay helaan tababaro iyo daryeel joogto ah.

Isagoo hadalkiisa sii wata, wasiirka ayaa xusay in ay haatan ka shaqeynayaa sidii ay u xoojin lahaa howlaha haatan ka socda xabsiga.

Hadalkan ayuu wasiirku shaaca ka qaadey xili uu wareysi gaar ah siinayey idaacadda Shabelle ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.

Hoos ka dhageyso codka wasiirka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Koonfur-Galbeed.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this