Sign in to follow this  
Deeq A.

 Amaro cusub oo laga soo saaray amniga Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Laamaha amniga ee Beledweyne ayaa soo saaray amaro cusub oo la xariira amniga, kuwaas oo la dul dhigay shacabka ku dhaqan magaaladaasi.

Warqad ka soo baxday taliska saldhigga Booliska Beledweyne ayaa lagu sheegay in haatan wixii ka dambeeya aan la ogolaan doonin gawaarida Miraayadaha Madow.

Sidoo kale warkaan ayaa lagu sheegay in dadka ku ganacsada hareeraha waddooyinka la farayo inay isaga guuraan halkaasi.

Halkan hoose ka akhriso:

1-72

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this