Sign in to follow this  
Deeq A.

Lacago been abuur ah oo lagu qabtay degmada Guriceel

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada ammaanka ayaa maanta lacago been abuur ah iyo raggii waday ku qabtay gudaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Saraakiil la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in lacagtaasi oo isugu jirtay Dollar iyo Shilin Soomaali lagu qabtay howlgal laga sameeyey degmadaasi.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in lacagtaan feelsada ah laga keenay dhanka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Halkan hoose ka dhageos warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ddd.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this