Deeq A. Posted December 25, 2019 Maanta oo ah Arbaca ah, 25 December 2019, waxaa jira kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Kulanka ayaa ah u codeynta Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda iyo sidoo kale u codeynta Hindise Sharciyeedka Shirkadaha. Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa sharciyadan horay uga soo dooday wuxuuna maanta qorshuhu yahay inay meel mariyaaan. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites