Sign in to follow this  
Deeq A.

Ahlu Sunna oo ka hor timid shuruudihii la soo bandhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa ka horyimid shuruudihii uu xalay shaaciyey guddiga doorashada Galmudug, kuwaas oo ka koobnaa illaa 11 qodob.

Qoraal ka soo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay in shuruudahaasi aysan quseyn 20-ka xubnood ee laga siiyey baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug.

Halkan hoose ka ka akhriso:

Sunna (1)

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this