Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgallo qorsheysan oo laga sameeyey Jubbooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo qorsheysan ka sameeyey deegaano ka tirsan gobollada Jubbooyinka ee K/Soomaaliya.

Howlagllada ayaa ahaa kuwa ka dhan ah dagaalyahannada Al-Shabaab oo weli ku xoogan gobolladaasi.

Taliyaha ururka shanaad ee ciidamada Danab Gaashaanle Xasan Aadan Ciraaqi oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey dhaq dhaqaaqyadaasi.

Ciraaqi ayaa tilmaamay in howlgalladaasi ay ku soo qab qabteen qaraxyo badan, ayna fashiliyeen, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/d.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this