Deeq A. Posted December 24, 2019 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dab xalay saqdii dhexe ka kacay gudaha magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle. Dabka oo ka dhashay Koronto ayaa wuxuu qabsaday dhismo ka koobnaa 9 qol oo lix ka mid ah ay ahaayeen goobo ganacsi iyo halka 3 kalena deegaan ahaan loo daganaa. Cabdirisaaq Maxamed Rooble oo ka mid ah ganacsatada ku hanti beelay dabkaasi ayaa sheegay inuu baab’iyey dukaamo iyo farmashiye ku yiilay halkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/dv.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites