Sign in to follow this  
Deeq A.

Bariise oo sheegay in la Qarameyn doono kooxda Macawiisley

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliye ku xigeenka ciidanka Xoogga dalka, Sarreeye Guuto Maxamed Cali Bariise oo maanta tuulada Xaaji Cali ee gobolka Sh/ Dhexe kula hadlayey kooxda Macawiisley ayaa u sheegay in dowladda federaalka ay garab is taagi doonto, kana war heyn doonto.

Bariise ayaa sidoo kale tilmaamay in maleeshiyaadka kooxdaasi la Qarameyn doono, si ay u helaan daryeel dowladeed.

Macawiisley waa koox shacab ah oo la dagaalanta Al-Shabaab, kana aas aasantay gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee maamulka HirShabelle.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/coo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this