Deeq A. Posted December 24, 2019 Munaasabad lagu dhameystirayey heshiiskii ay dhowaan wada gaareen beelihii ku dagaamay bariga gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay deegaanka Towfiiq ee gobolkaasi, waxaana lagu soo bandhigay qodobo ay ku heshiiyeen labada Beelood. Dhameystirka heshiiskaan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa taliyaha qeybta 21-aad ee Xoogga dalka Gen. Cabdicasiis Cabdulaahi Qooje iyo saraakiil kale. Nabadoon Xasan Cabdinuur oo ka mid ah waxgradka deegaanka Towfiiq oo la hadlay xafiis wareedka Shabelle ee Garoowe ayaa faah faahiyey waxyaabihii lagu wada heshiiyey. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cadaani-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites