Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Taliye Xijaar oo shir uga qeyb galay dalka Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xasan Cabdi Maxamed Xijaar ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar uga qeyb galay xiritaanka tartanka Ciyaaraha Ururka Sports-ka Carabta.

Shirkaan ayaa ay tahay markii ugu horeysay oo Booliska Soomaaliya uu ka qeyb galo, Iyadoo dhallinyarada Soomaaliya ku matashay tartanka ay kaalmo wanaagsan ka galeen.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xasan Cabdi Maxamed Xijaar ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Qatar waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Saraakiil iyo mas’uuliyiin ka tirsan dalkaas.

Soomaaliya ayaa Guulo dhinaca Xiriirka Dibada ah Samaynaysay Mudooyinkii ugu danbeeyay

Halkan hoose ka daawo Sawirro:

1-70 2-71 4-25 5-6

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this