Sign in to follow this  
Deeq A.

Khadar “Waa la qaban karaa doorasho qof iyo cod ah”

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta ka hadlay munaasabad lagu daah-furayey qorshaha 9-aad ee horurmarinta Qaranka ayaa sheegay inay xukuumaddu u diyaar garowday doorashada 2020/2021-ka.

Khadar ayaa xusay in la qaban karo doorasho iyo qof cod ah, islamarkaana la fulin karo wixii horay loogu ballamay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan siyaasiyiinta looga baahan yahay inay qaataan doorka kaga aadan doorashadaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ccc-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this