Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad dagaal oo maanta ka taagan gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta xiisad xoogan ay ka taagan tahay qeybo ka mid ah gobolkaasi.

Xiisada ayaa timid, kadib markii xalay deegaanka Horufadhi lagu dilay qof ka mid ahaa dadka deegaanka, kaas oo la sheegay in dilkiisa uu salka ku hayey aano Qabiil.

Xaaladda ayaa maanta kacsan, iyadoona laga cabsi qabo in dagaal Beeleed hor leh uu ka qarxo halkaasi.

Inta badan waxaa deegaanada Sool iyo Sanaag ku soo laa laabta dagaallo u dhexeeyo maleeshiyaad ku sugan gobolladaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this