Deeq A. Posted December 23, 2019 Dagaal qaatay saacado badan oo Laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu saaka ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buurey bo Baidoa u jirta Qayaastii 30 km. Al-shabaab ayaa la sheegayaa iney soo weerartay fariisimada ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee deegaankaasi. In la xaqiijiyey, khasaaraha waa 10 dhimasho ah iyo 20 dhaawac ah oo u badan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana la sheegayaa in meydka iyo dhaawacyada la keenay magaalada Baydhaba. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites