Deeq A. Posted December 23, 2019 Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid C/laahi Maxamed (Deni) oo u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xaaladda maamulkaasi. Deni ayaa sheegay in Puntland ay heystaan daruufu adag oo ku xeeran amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda oo aan weli gaarin meeshii la rabay. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ciidamada ammaanka ee maamulkaasi ay ku shaqeeyaan daruufu kala duwan oo u baahan in wax laga qabto. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-jaamac.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites