Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland diyaarad sida gurmad u dirtay Caluula

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in maaanta Puntland diyaarad sida gurmad ay u dirtay degmada Caluula ee gobolkaasi.

Diyaaradaan ayaa waxaa la socda madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), sida ay inoo xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.

Gargaarka ayaa waxaa la qeybin doonaa shacabka ku dhaqan degmadaasi oo ay saameeyeen roobab dabeylo watay oo dhowaan ka da’ay halkaasi.

Robaabkaasi ayaa waxa ay jareen waddooyin badan oo ku yaalla gobolka Bari ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this