Deeq A. Posted December 21, 2019 Gaalkacyo (SMN) – Qarax xoogan ayaa lagu waramayaa in uu caawa ka dhacay koonfurta magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Jugta qaraxa ayaa laga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaaladda, sidda ay Shabeelle u sheegeen dadka degaanka. Warar horudhac ah ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay goob uu ka akdhow yahay taliyaha ciidamadda Lugta ee Soomaaliya. Meesha ay wax ka dhaceen ayaa waxaa hareeyay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka ah ee ka howlgala halkaas. Fahfaahin dheeraad ah kula soco wararkeena dambe View the full article Share this post Link to post Share on other sites