Deeq A. Posted December 21, 2019 Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo u warramay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay ciidamada dowladda ee ku sugan deegaanada maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya u diyaar garoobeen howlgal la’isugu furayo waddoyinka isku xira deegaanada maamulkaasi oo ay go’doomisay Al-Shabaab. Taliyaha ayaa sheegay in ay si gaar ah howlgalladaasi ka ga bilaaban doonaan Waddooyinka xiriiriya magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur ee K/Soomaaliya. Sidokale wuxuu faray ciidamada inay si degdeg ah ku yimaadaan xeryahooda milatari, si ay ugu diyaar garoobaan difaaca dalka. Halkan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/www-2.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites