Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo baaq u dirtay shirkadaha isgaarsiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mar kale waxay ugu baaqday shirkadaha isgaarsiinta in ay isku furaan telefoonadooda.

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Eng Cabdi Canshuur, ayaa sheegay in ay wadaan qorshe lagu dhaqan-gelinayo arrintaas.

Sidda laga soo xigtay wasiirka, waxaa haatan socda wada hadalo dhabaha loogu xaarayo sidii loo fulin lahaa qorshahaas.

Mr Canshuur ayaa ka dhawaajiyey in shirkadaha ay wada-xaajoodyadda soo gaba gabeyn doonan dhamaadka bishaan December ee sanadkan.

Ugu dambeyntii, wasiirka ayaa tilmaamay in kaliya hal shirkad ay ka harsan tahay in ay ogolaato in telefoonada dalka leysku furo ayna ogolaadeen kuwa kale.

Hoos ka dhageyso codka wasiirka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/DF.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this