Sign in to follow this  
Deeq A.

L/Gareen oo xusay sanad-guurada 1aad ee xil-heyntiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (SMN) – Munaasabad si heer ah loosoo agaasimay oo lagu qabtay Baydhabo ayaa loogu dabaaldegay sanad-guurada koowaad ee doorashadii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta Gareen.

Afhayeenka Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, xubno ka tirsan gudoonka Aqalka Hoose, wasiiro ka tirsan xukuumadda, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgashay.

Lafta Gareen oo madasha ka hadlay ayaa wuxuu hoosta ka xariiqay in maamulkiisu wax badan ka qabtay waxbarashada iyo caafimaadka.

Mas’uuliyiinta kale ee goobta hadal-jeedin ka sameysay ayaa qiray wax-qabadkiisa, iyaga oo ku tartarsiiyey in uu shaqada sii wado.

Hoos ka daawo sawiradda

Image may contain: 3 people, crowdImage may contain: 4 people, suitImage may contain: 7 people, people smiling

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this