Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya oo ciidamo horleh soo dhoobtay xadka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Nairobi (SMN) – Dowladda Kenya ayaa lagu waramayaa in ay ciidamo dheeraad ah u soo daabushay xadka Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadda ay su’aallo waydiinayaa dadka shacabka ah iyo gaadiidka maraya halkaas.

Saraakiisha ammaanka Kenya ayaa sheegay in talaabadan ay ka dambeysay kadib xogo sirdoon oo ay heleen.

Macluumaadka mukhaabaraadka ayaa muujinaya in xoogaga Al-Shabaab ay weeraro culus qorsheynayaan.

Ciidamadda ay Kenya soo dhoobtay sohdinta ayaa ah kuwa dagaalama waxa uu reer Galbeedka ugu yeero argagixiso.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this