Deeq A. Posted December 19, 2019 Dhuusamareeb (SMN) – Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa soo saaray Jadwal cusub oo ku saabsan doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka maamulkaas. Hoos ka akhriso jadwalka View the full article Share this post Link to post Share on other sites