Sign in to follow this  
Deeq A.

Sanad-guuradii 1aad ee doorashada Lafta Gareen oo la xusayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (SMN) – Munaasabad heer sarre ah oo lagu xusayo sanad-guuradii 1aad ee doorashadda madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ka dhacaysa Baydhabo.

Xafladda oo lagu waddo in ay mas’uuliyiin kala duwan kasoo qeyb-galaan ayaa ka qabsoomeysa meel ammaankeeda aad loo adkeynayo.

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen iyo marti sharafta kale ayaa la filayaa in ay madasha ka jeediyeen khudbado looga hadlayo waxa u qabsoomay iyo shaqooyinka horyaala.

Lafta Gareen ayaa la sheegay in uu wax badan ka qabtay dhanka ammaanka, isu soo dhoweynta bulshadda iyo isbedel uu ku sameeyay dhanka siyaasadda maamulka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this