Deeq A. Posted December 19, 2019 Garowe (SMN) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in maamulkiisu rajeynayo in dib loo bilaabo wada hadalka dowladda iyo maamulada. Deni ayaa hoosta ka xariiqay in arrintaan ay sahleyso in heshiis laga gaaro doorashooyinka dalka kusoo fool leh sanadka 2020-21. Hadalkan ayuu sheegay Deni kadib kulan uu magaaladda caasimadda ah ee Garowe kula qaatay xubno ka socda Beesha Caalamka. Kulankaas ayaa waxaa looga hadlay siyaasadda dalka, xiriirka maamulada iyo dowlada dhexe iyo doorashooyinka waddanka uu galayo sanadka dambe. View the full article Share this post Link to post Share on other sites