Sign in to follow this  
Deeq A.

P/land oo rajeyneysa in la bilaabay wada-hadalka DF

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in maamulkiisu rajeynayo in dib loo bilaabo wada hadalka dowladda iyo maamulada.

Deni ayaa hoosta ka xariiqay in arrintaan ay sahleyso in heshiis laga gaaro doorashooyinka dalka kusoo fool leh sanadka 2020-21.

Hadalkan ayuu sheegay Deni kadib kulan uu magaaladda caasimadda ah ee Garowe kula qaatay xubno ka socda Beesha Caalamka.

Kulankaas ayaa waxaa looga hadlay siyaasadda dalka, xiriirka maamulada iyo dowlada dhexe iyo doorashooyinka waddanka uu galayo sanadka dambe.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this