Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo sameysay balanqaad ku aadan Stadium Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Dhalinyaradda iyo Cayaaraha Soomaaliya, Khadiija Maxamed Diiriye, ayaa sheegtay in dhowaan la daah-furi doono Stadium Muqdisho.

Khadiijo ayaa shaacisay in garoonka kubadda cagta uu dhisme ku socdo isla markaana uu marayo heer gabo-gabo ah.

Iyadda oo la hadleysay dhalinyaro ka timid qurbaha, wasiiradda ayaa xustay dowladdu balan-qaadeyso in sida ugu dhaqsiyaha badan loosoo gabagabeeyo dhismaha.

Ciyaartoyda qurba joogta ah ayaa ka yimid waddanka dibadiisa, kuwaas oo la filayo in ay kulamo saaxiibtinimo la yeeshaan qaar kamid ah kooxaha dalka ka jira.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this