Deeq A. Posted December 18, 2019 Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa soo dhoweeyey kala diridii lagu sameeyey xubnaha guddiga doorashooyinka ee maamulkaasi. Hoggaanka xisbiyada UCID iyo Wadani oo si wadajir ah u soo saaray bayaan cusub ayaa sheegay inay ku qanacsan yihiin go’aankaasi. Arrintaan ayaa meesha ka saareysa khilaafkii u dhexeeyey xukuumadda Muuse Biixi iyo mucaaradka ee sababay dibadbaxyadii dhowaan ka dhacay deegaanada Somaliland. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Jaa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites