Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska xabsiga dhexe oo ka hadlay geerida maxbuuskii dhintay

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha xabsiga dhexe ee Xamar, Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile ayaa ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Xasan Kurtun Calasow oo ka mid ahaa maxaabiista ku xiran xabsigaasi.

Xirsiile oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa ugu horreyn beeniyey sida lagu baahiyey muuqaal la dhigay Internet-ka, isagoo ka warbixiyey, sida ay wax u dhaceen.

Taliyaha ayaa sheegay in ruuxaas oo ku xukunaa 8-sano oo xabsi ah, si qaldan looga saaray isbitaal ku yaalla xabsiga dhexe, islamarkaana la geeyey mid si gaar ah loo leeyahay, halkaas oo uu uga dabatagay, kadibna uu dhigay isbitaalka Martiini oo uu ugu dambeyn ku geeriyaday marxuumka oo la xanuunsanaa cudurka Macaanka ama Sonkorta.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-1-Cadaani.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this