Sign in to follow this  
Deeq A.

Odowaa oo ka hadlay tacadiyada ay geysato AMISOM

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha ciidanka Xoogga Soomaaliyeed, Odowaa Yuusuf Raage oo ka hor hadlayey golaha shacabka ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay mararka qaar tacdiyo kala duwan ka geystaan deegaanada ay ka howlgalaan ee koonfurta iyo bartamaha dalka.

Odowaa ayaa tilmaamay in dhibaatooyinka ugu daran ay ka jiraan gobolka Gedo, kuwaas oo uu ku eedeeyey ciidamada Kenya ee jooga gobolkaasi.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya inay il gaar ah u yeeshaan arrintaais, si wax looga qabto.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-1-wiilo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this