Sign in to follow this  
Deeq A.

Saraakiishii hore ee Xoogga oo baaq u diray dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsanaa ciidanka dalka oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inay soo wajahday xaalad adag, kadib markii lagu qabsaday guryihii ay daganaayeen iyaga iyo qosaskooda, kuwaas oo ku yaalla degmada Hodan ee G/Banaadir.

Qaar ka mid ah saraakiisha aya sheegay in hadda burburin lagu bilaabay xaafadahoodii oo ay dajisay dowladda Milatariga ee Maxamed Siyaad Barre.

Sidoo kale waxa ay ugu baaqeen madaxda dowladda federaalka inay soo farageliyaan arrintooda, islamarkaana ay wax ka qabtaan burburinta lagu hayo dhulalkooda.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/www-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this