Sign in to follow this  
Deeq A.

Wakhtiga Loo Coddeynayo Xil Ka Xayuubinta Madaxweyne Trump Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Aqalka Wakiilada oo dhameystiran ayaa la filayaa inay toddobaadkan u codeeyaan laba qodob oo ah dacwadda xil ka qaadista madaxweyne Trump, taasi oo uu guddi hoosaadka caddaaladda ee Congress-ku uu toddobaadkii hore soo gudbiyey.

Madaxweyne Donald Trump ayaa noqonaya madaxweynihii sedexaad ee lagu soo oogo dacwad isagoo xafiiska haya. Dimoqraadiyiinta ayaa ku eedeeyey inuu si khaldan awooddiisii madaxweynenimada u isticmaaley isagoo weydiistey Ukraine in ay baadho ninka hor-moodka u ah musharrixiinta dimoqraadiga ah. Madaxweyne Trump iyo taageerayaashiisa ayaa ku adkeystay in aanu madaxweynuhu wax qalad ah sameynin, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this