Sign in to follow this  
Deeq A.

IRAN Oo Fashilisay Weerar Labaad Oo Muddo Toddobaad Gudihiis Lagu Soo Qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Iran)-Dowladda Iran ayaa fashilisay weerar labaad oo dhanka internet-ka ah muddo toddobaad gudihiis ah, waxaa sidaasi sheegay wasiirka isgaadhsiinta ee Iran.

ll.jpg

Maxammad Javad Azari-Jahromi ayaa sheegay in weerarkan lala bartilmaameedsaday nidaamka Electrooni-kada ah ee dowladda.

Wasiirka wax faahfaahin kama bixin weerarkan iyo sida uu u dhacay.

Arbacadii ayay ahayd markii ay Iraan ku andacootay in weerar kan la mid ah lagu soo qaaday.

Bishi June ee sannadkan nidaamka hubka Iran ayaa waxaa lala bartilmaameedsaday weerar dhanka internet-ka ah, sida ay sheegeen warbaahinta Mareykanka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this