Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo sheegtay inay sameysaneyso Map cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in haatan ay wadaan qorshe uu maamulkaasi ku sameysanayo Map u gaar ah.

Dhabancad ayaa tilmaamay in hadda ay wadaan daraasad cusub oo la xariirta calaameynta sohdimaha Puntland.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay inay jiraan degmooyin badan oo ku biiray Puntland burburkii dowladdii kadib, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ww-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this