Deeq A. Posted December 15, 2019 Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in haatan ay wadaan qorshe uu maamulkaasi ku sameysanayo Map u gaar ah. Dhabancad ayaa tilmaamay in hadda ay wadaan daraasad cusub oo la xariirta calaameynta sohdimaha Puntland. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay inay jiraan degmooyin badan oo ku biiray Puntland burburkii dowladdii kadib, sida uu hadalka u dhigay. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ww-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites