Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo eedeyn u jeedisay dowladda Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Bari ee dowlad goboleedka Puntland, Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Cabdisamad Abwaan) oo la hadlay warbaahinta ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in aysan deeqihii gargaarka ahaa soo gaarsiin gobolkaasi.

Cabdisamad Yuusuf ayaa tilmaamay inay jiraan waddooyin dhowr ah oo burbur uu ka soo gaaray daadadkii ka dhashay Roobabkii ka da’ay deegaanada gobolka Bari.

Sidoo kale wuuxu ka dalbay dowladda dhexe inay deeqaha Beesha Caalamka soo gaarsiiso gobolkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/cod-gudomiyaha-bari-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this