Sign in to follow this  
Deeq A.

Heshiis nabadeed oo laga gaaray colaada G/Mudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga so gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay heshiis xabad joojin la dhex dhigay beelihii dhowaan ku dagaalamay bariga gobolkaasi.

Heshiiskaan ayaa yimid, kadib markii taliyaha ciidanka Dhulka dowladda iyo waxgaradka deegaanka ay dadaallo ku bixiyeen sidii xal looga gaari lahaa colaadaasi.

Nabadoon Bedal Axmed Kulane oo la hadlay Shabelle ayaa soo dhoweeyey heshiiskaasi, wuxuuna sheegay inuu si gaar ah ugu mahadcelinayo dowladda federaalka Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/cod-mahad-mudug-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this