Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Karaash: Diyaarado ayaan ugu gurman doona degaanada Go’doonsan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo hadal kooban ka jeediyay, Daah-furka Qorshe-hawleedka Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa munaasabaddaasi ka shaaciyay in dowladda Puntland ay diyaarado ugu gurman doonto Bulshada ku dhaqan degaannada fog-fog ee waddooyinkii Roobabka kaga xirmeen.

Hoos ka daawo muuqaalkiisa oo dhan

PUNTLAND POST

The post Axmed Karaash: Diyaarado ayaan ugu gurman doona degaanada Go’doonsan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this