Deeq A. Posted December 14, 2019 Nawaal Maxamed oo ah Hooyo Soomaaliyeed ayaa sheegtay in muddo sagaal sano ah Sayigeeda uu ku xiran yahay xabsi ku yaalla dalka Kuuriyada Koonfureed. Hooyadan oo heysta inan ayaa sheegtay in Sayigeeda la xiray iyadoo gabar yar ah, welina ay sugeyso, waxaana ay intaasi ku dartay in loo heysto Burcadbadeednimo. Sidoo kale Nawaal ayaa ugu baaqday dowladda federaalka inay ka caawiso, sidii uu xorriyaddiisa dib ugu heli lahaa ninkeeda oo muddo fog aynaan is arkin. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ww.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites