Sign in to follow this  
raula

Happy Holidays and New Year!

Recommended Posts

waxaan rabaa inaan jaaniskaan uugu hambalayeeyo shicibka soomaaliyeed oo jooga meel kasto qaasatan walaalahey oo aan isku af garanay Sol, dadkaas oo eh Alle - ubaahane, Jaceyl baro, Nuune, Raula, Qac Qaac, Tuujiye iyo walaasheey wiilo. waa anigoo ah Simply the best oona idin leh...sanad wanaagsan cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban alle hanagu gaarsiiyo sanadka soo socda iyo kuwa dhiman'ba.

 

HAPPY NEW YEAR (yes qac qaac i know, sanadka gaalada ma raacsanit....laakiin 4 once sanad wanaagsan oo wacan) :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thanks Simply ,,,, adigana sidaas oo kele ayaan kuu hambalyaynayaa sannad wanaagsan ,,, iyo dhamaan bahda SOL ,,, asxaabta iyo asxaabta isku dheer ee oo ay ku jiraan kuwa aad adigu magacowday ,, (no need to repeat) ,,,,

 

Mar labaad waxaan ilaahay kaaga baryayaa inaad sanadkan sanadkiisa ku gaartid caafmaad qab iyo barwaaqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

"walaasheey wiilo" thanks dear,,,,,,,,,,,,

 

 

Simply the BEST Macaanto anigana waxaan kuu rajaynayaa sidoo kale sanad wacan oo wanaagsan, and to dhammaan aqyaarta sharafta leh ee Sol ka aan isku baranay Alle-Ubaahne, Garab Tuujiye, Qac Qaac, J'baro, DR. nuune, and last but not least My gal raula, Sanad wacan iyo CIBAADO fara badan dhammaantiin.......

 

 

Wabillaah:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
GD   

war ileyn belaayo ilaah iyo kitaabka jaamca iyo quraanka somalidu waa tagtay. oo waxa u dhiman inay isku dhahaan dhowan happy chrisms goor dhow. war walaalo inagaa daaya muslim ayaan nahe. ciidi ayaa soo dhow e ciid mubaarak dhamaaan.

 

 

nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this