Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Diiday Dacwad Ka Dhan Ah Golaha Guurtida Oo Ay U Gudbiyeen Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashigu.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa diiday dacwad ay dhawaan u gudbiyeen siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland.

Maxkamadda ayaa sheegay in aan marka horeba Madashu sharci ahayn.

siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland ayaa si kulul uga hadlay go’aanka maxkamadda Sare soo saartay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this