Sign in to follow this  
Deeq A.

Cumar Filish oo gudoomiyey shirka amniga Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa sheegay in la iskula xisaabtami doono sugidda amniga Caasimadda.

Guddoomiyaha oo ka hadlayay shirka amniga Caasimadda oo Maanta lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegay in loo baahan yahay in la xoojiyo qorshaha nabad-gelyda Caasimadda.

Shirka oo ay ka qayb galeen Saraakiisha u xil-saaran amniga Caasimadda ayaa lagu soo qaaday weerarkii ay Argagixisadu ka geysteen dhowaan Hotel SYL.

GOBOLKA2.jpg GOBOLKA1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this